Madaxweyne Deni oo Muqdisho ka wada kulamo Siyaasadeed oo xasaasi ah

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa Xamar ka wada kulamo siyaasadeed oo uu taageero ugu doonayo dhamaystirka doorashada qof iyo cod ah oo uu doonayo inuu ka qabto Puntland isagoo la kulmay siyaasiyiin, xildhibaanno iyo madax-dhaqameed kala duwan. Deni ayaa shalay kulan la qaatay Isimada kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, … Continue reading Madaxweyne Deni oo Muqdisho ka wada kulamo Siyaasadeed oo xasaasi ah